Ciidamadii Maraykanka ka joogay Woqooyiga Siiriya oo ka talaabay xadka Ciraaq (Sawirro)

Ciidamada Mareykanka ayaa maanta u tallaabay dalka Ciraq, taasoo qeyb ka ah ka bixitaankooda waqooyiga Syria ee uu amray madaxweyne Donald Trump ee dhabbaha u xaaray weerarkii ciidamada Turkiga ay ku qaadeen. Sawir qaade ka tirsan wakaaladda wararka Reuters ayaa arkay in ka badan 100 gaari oo ka gudbaya waqooyiga bari ee dalka Syria, halkaas … Continue reading Ciidamadii Maraykanka ka joogay Woqooyiga Siiriya oo ka talaabay xadka Ciraaq (Sawirro)